Akhriso Magacyada :Guddiga Dib u Heshiisiinta Galmudug oo la magacaabay

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa magacaabay Guddiga qaban qaabada shirka dib u heshiisiinta Galmudug oo dhawaan la filayo in uu ka dhacdo magaalada Dhuuso Mareeb. Guddiga la magacaabay ayaa isugu jira Siyaasiyiin iyo xubno kale oo aad ugu dhaw dowlada federaalka Soomaaliya, waxaana magacaabista guddigan lagu saleeyay habka awood qeybsiga beelaha … Continue reading Akhriso Magacyada :Guddiga Dib u Heshiisiinta Galmudug oo la magacaabay